Madaxweye Muuse Biixi Cabdi oo kormeer ku tegay Beerta Xoriyadda Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa kormeer ku tegay Beerta Xoriyada oo maalmahanba ay ka socotay shaqo ballaadhan oo uu hormuud ka ahaa Maayarka Caasimada iyo hawladeenadiisu. Waxaana Madaxweynaha Qaranka halkaa ku soo dhaweeyey maayarka Caasimada iyo masuuliyiinta Dawladda Hoose ee Hargeysa ee ku gudo jiray hawl-maalmeedkii ay ka wadeen fagaaraha Beerta Xoriyadda. … Continue reading Madaxweye Muuse Biixi Cabdi oo kormeer ku tegay Beerta Xoriyadda Hargeysa (Sawirro)